Evcplus.com waa adeeg casri ah oo laga isticmaalo caalamka

0
1681

EVC PLUS SERVICE: waa adeeg casri ah oo laga isticmaalo caalamka. faa’iidooyinka adeeggan waxaa ka mid ah in aad lacag u xawili karto qof kale adigoo jooga gurigaada & goobtaada ganacsiga. waxad kushuban kartaa kaarka ku hadalka. AIRTIME.
waxadna uga adeegan kartaa goobkasta oo ganacsi ah. waxaad ku xirankartaa akoonkaaga  ehormuud.com  waxaad lacag kala bixi kartaa akoonkaada waadna dhigankartaa adigoon bangiga tagin waxad ogaan kartaa haraaga akoonka bangiga. waxaa sidoo kale lacag lagugu soo diri karaa xawaalad taaj . EVCPLUS waa isku xiraha laf dhabarka ganacsiga dadweynaha

admin@evcplus.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here